Easy Tech

Technolgy Solution · Garowe

Laamiga Xaaji Ali-Garowe, Somalia info@easytech.so +252 907799828
Website

easy Tech waa company ku sahlaya in aad hesho nidaam casri kuwaas oo lagu maamulo gancsiyada,schools,jaamcadaha, gawadhida,sido kale waxa ay dhisaan nidaamyada mobile iyo dhamaan wax wlpo oo la xiriira full stack iyaga oo sido kale bixiya coursoyin badan oo ay mid yihiin, computer besics,computerized accounting, full stack web development, etc.

Mission: in aad heesho nidaamyo casri kuwaas oo lagu maamulo dhamaan goobaha dad weynaha

Open jobs (1)